Golaha amaanka ee Q/Midoobay oo ka hor yimid go’aan ay qaadatay dowlada Soomaaliya

Kulan ay yeesheen Golaha Amaanka ee QM ayaa looga hadlay arrimaha Soomaaliya ee xiligan taagan. Golaha ayaa waxa uu ugu horeyn dhageystey warbixin ku saabsaneyd Soomaaliya oo uu soo gudbiyey safiirka Belgium u fadhiya QM Marc Pecsteen, oo warbixintiisa ay taabatey dhinacyo badan. Qodobada uu ka hadley waxaa ka mid ahaa waxqabadka muhiimka ah ee … Continue reading Golaha amaanka ee Q/Midoobay oo ka hor yimid go’aan ay qaadatay dowlada Soomaaliya